Friday, April 26, 2019

Assalamu calykum
Dhamaan umada soomaaoiyeed ee dananynaysa wax kabarashada technology-da waxad nagala socon kartaan bloggerkan oo aad kahelaysaan
Casharaan ay kamid yihiin:-
1.Barashada programming languegeska.
2.Barashada html-ka.
3.Barashada Androidka iwm.

Waxaadnaga helikartaa sida:-
Qoraalada,vedio-yada,sawirada iwm.
Iyagoo ku bixi doona luuqadaada hooyo
Mahadsanid